Ku soo dhawow Ku soo dhawow xulashada doorashooyinka / Goobta la iskaga joojiyo Buugaagta Telefoonka iyo waraaqaha xayeeysiinta ee aadan doonayn. Waxaad u isticmaali kartaa howshaan bilaashka ah inaad ku doorato iska joojinta waraaqaha xayeeysiinta iyo buugaagta telefoonka ee aadan doonayn. Howlahaahi waa kuwo bilaash ah iyo la hubo. Howlahaan waxaa soo diyaariyay Maamulka Magaalada Seattle si ay u isticmaalaan dadweynaha degan Seattle. Si aad u biloowdo, waa inaad xisaab sameeysato. “sign up for a free account” = “sameeyso xisaab bilaash ah”
Saxiix Ka sameeyso xisaab bilaash ah bogaan si aad ugu isticmaasho howlahaan. “Your Name or Your Company Name” = Magacaada ama Magaca Shirkadaada “Email” = Emailkaada “Password” = Baaswoordhka “Password Confirmation” = Xaqiijinta Baaswoorka Cagaar = Green “Signup” = Saxiix
Ciiwaankaada Si aad u isticmaasho howshaan, waa inaad ku qorta ugu yaraan hal ciiwaan halkaan, waxaad gadaal uga dari kartaa ciiwaano kale oo dheeraad. “Address Nickname” = Neynaasta Ciiwaanka “Company Name (optional)” = Magaca Shirikada (Qiyaarka) “Address” = Ciiwaanka “Address 2” = Ciiwaanka 2 “City” = Magaalada “State” = Gobolka “ Zip code” = Zip Kodhka Cagaar “Create New Address” = Samee Ciiwaan Cusub
Xaqiiji Xisaabtaada Waxaad email ka heli doontaa
[email protected]. Fur emailkaas oo riix qadkaas si aad u xaqiijiso jiritaanka xisaabtaada. Haddii aadan ku xaqiijin xisaabtaada emailkaas, waxaad arki doontaa bogaan. Ku qor koodhka xaqiijinta ee emailka sanduuqa bidix ee cagaarka ah Batoonka “Activate Account” “Xaqiijinta Xisaabta” Cagaar “Activate Account” = Xaqiijinta Xisaabta
Iska Saarida Liiska Buuga Telefoonada Si aad ugu biirto liiska dadka aan doonayn in loo soo diro buugaagta telefoonka, riix batoonka cas “phone book” ee ku qoran dhinaca kore ee bogaan. “Set Delivery Options” = Dooro Habka aad u Helayso “No Phone Books” = Ma doonayo Buugta Telefoonada “Send me (#) at next publication” = Ii soo dira (#) buug daabacaada soo socota “Choose Address” = Dooro Ciiwaan “Recipient Name” = Magaca Helaha “Address” = Ciiwaanka “Phone Number” = Lambarka Telefoonka -‐ isticmaal 10-‐ka lambar ee telefoonka Cagaar “Submit Preferences” = Dir sida aad Doonayso
Isku qorida liiska aan doonayn waraaqaha xayeeysiinta Si aad iska joojiso waraaqaha xayeeysiinta, riix qadka halka cas “find Companies” ee qeybta kore ee bogaan. “Find Companies” = Helitaanka Shirkadaha Ku qor magaca shirkada sanduuqa batoonka cagaaran ee dhinaca bidixa “search” = “raadi”. Cagaar “Search” = Raadi Si degan u qor iyo ka dooro shirkadaha liiska hoos ka soo baxay. Weli ma helin shirikada aad doonaysay? Wax ka badal magac aad qortay, Tusaale ahaan, U raadii “L.L. Bean” adigo u qoraya sida “Bean” intii aad u qori lahayd “LL” “Postal & Privacy Preference” = Boostada & Sirta Sida aad u Doonayso “No Postal Mail and No Name Sharing” = Cidna Lama Wadaagayo Waraaqaha Boostada iyo Magaca “Name” = Magac Ka dooro magaca liiska hoos ka soo baxay U Isticmaal Cagaarka “New Name” “Magaca Cusub” Batoonka ku daritaanka magacyo cusub oo dheeraad ah. “Address” = Ciiwaan Ciiwaan ka dooro liiska hoos ka soo baxay. U Isticmaal Cagaarka = “New Address ” “Ciiwaanka Cusub” Batoonka ku daritaanka ciiwaano cusub oo dheeraad ah. “Catalog Info” = Warbixinta Katlooga “Account or Customer Number” = Lambarka Macaamilka ama Xisaabta, ee ku qoran katlooga (catalog) gadaashiisa
“Key or Source Code” = “Xarafka ama Kalmada Qarsoodiga” ah, ee ku qoran katlooga gadaashiisa Cagaar “Submit Request” = Dir Codsiga Gareey “Cancel Request” = Ka noqo Codsiga “Your request was recorded.” = Codsigaadii waa la qoray. “Create Another Choice” = Sameeyso Doorasho Kale