Ku soo dhawow

Report 13 Downloads 40 Views
Ku  soo  dhawow     Ku  soo  dhawow  xulashada  doorashooyinka  /  Goobta  la  iskaga  joojiyo   Buugaagta  Telefoonka  iyo  waraaqaha  xayeeysiinta  ee  aadan  doonayn.   Waxaad  u  isticmaali  kartaa  howshaan  bilaashka  ah  inaad  ku  doorato  iska   joojinta  waraaqaha  xayeeysiinta  iyo  buugaagta  telefoonka  ee  aadan  doonayn.   Howlahaahi  waa  kuwo  bilaash  ah  iyo  la  hubo.   Howlahaan  waxaa  soo  diyaariyay  Maamulka  Magaalada  Seattle  si  ay  u   isticmaalaan  dadweynaha  degan  Seattle.   Si  aad  u  biloowdo,  waa  inaad  xisaab  sameeysato.    “sign  up  for  a  free  account”  =  “sameeyso  xisaab  bilaash  ah”    

 

 

  Saxiix     Ka  sameeyso  xisaab  bilaash  ah  bogaan  si  aad  ugu  isticmaasho  howlahaan.   “Your  Name  or  Your  Company  Name”  =    Magacaada  ama  Magaca  Shirkadaada   “Email”  =    Emailkaada     “Password”  =  Baaswoordhka   “Password  Confirmation”    =  Xaqiijinta  Baaswoorka     Cagaar  =  Green     “Signup”  =  Saxiix      

 

  Ciiwaankaada     Si  aad  u  isticmaasho  howshaan,  waa  inaad  ku  qorta  ugu  yaraan  hal  ciiwaan   halkaan,  waxaad  gadaal  uga  dari  kartaa  ciiwaano  kale  oo  dheeraad.     “Address  Nickname”  =    Neynaasta  Ciiwaanka     “Company  Name  (optional)”  =  Magaca  Shirikada  (Qiyaarka)     “Address”  =  Ciiwaanka     “Address  2”  =  Ciiwaanka  2     “City”  =    Magaalada       “State”  =  Gobolka     “  Zip  code”  =  Zip  Kodhka   Cagaar  “Create  New  Address”  =    Samee  Ciiwaan  Cusub      

 

Xaqiiji  Xisaabtaada         Waxaad  email  ka  heli  doontaa  [email protected].     Fur  emailkaas  oo  riix  qadkaas  si  aad  u  xaqiijiso  jiritaanka  xisaabtaada.   Haddii  aadan  ku  xaqiijin  xisaabtaada  emailkaas,  waxaad  arki  doontaa  bogaan.     Ku  qor  koodhka  xaqiijinta  ee  emailka  sanduuqa  bidix  ee  cagaarka  ah    Batoonka  “Activate  Account”  “Xaqiijinta  Xisaabta”     Cagaar  “Activate  Account”    =  Xaqiijinta  Xisaabta      

 

  Iska  Saarida  Liiska  Buuga  Telefoonada   Si  aad  ugu  biirto  liiska  dadka  aan  doonayn  in  loo  soo  diro  buugaagta  telefoonka,   riix  batoonka  cas    “phone  book”  ee  ku  qoran  dhinaca  kore  ee  bogaan.     “Set  Delivery  Options”  =    Dooro  Habka  aad  u  Helayso     “No  Phone  Books”  =  Ma  doonayo  Buugta  Telefoonada     “Send  me  (#)  at  next  publication”  =    Ii  soo  dira  (#)  buug  daabacaada  soo  socota     “Choose  Address”  =  Dooro  Ciiwaan     “Recipient  Name”  =  Magaca  Helaha     “Address”  =  Ciiwaanka     “Phone  Number”  =  Lambarka  Telefoonka  -­‐  isticmaal  10-­‐ka  lambar  ee  telefoonka     Cagaar  “Submit  Preferences”  =  Dir  sida  aad  Doonayso        

 

  Isku  qorida  liiska  aan  doonayn  waraaqaha  xayeeysiinta   Si  aad  iska  joojiso  waraaqaha  xayeeysiinta,  riix  qadka  halka  cas  “find   Companies”  ee  qeybta  kore  ee  bogaan.     “Find  Companies”  =  Helitaanka  Shirkadaha     Ku  qor  magaca  shirkada  sanduuqa  batoonka  cagaaran  ee  dhinaca  bidixa     “search”  =  “raadi”.     Cagaar  “Search”  =    Raadi   Si  degan  u  qor  iyo  ka  dooro  shirkadaha  liiska  hoos  ka  soo  baxay.     Weli  ma  helin  shirikada  aad  doonaysay?    Wax  ka  badal  magac  aad  qortay,   Tusaale  ahaan,  U  raadii  “L.L.  Bean”    adigo  u  qoraya  sida  “Bean”  intii  aad  u  qori   lahayd  “LL”    “Postal  &  Privacy  Preference”  =  Boostada  &  Sirta  Sida  aad  u  Doonayso     “No  Postal  Mail  and  No  Name  Sharing”  =    Cidna  Lama  Wadaagayo  Waraaqaha  Boostada    iyo  Magaca       “Name”  =  Magac     Ka  dooro  magaca  liiska  hoos  ka  soo  baxay     U  Isticmaal  Cagaarka  “New  Name”    “Magaca  Cusub”     Batoonka  ku  daritaanka  magacyo  cusub  oo  dheeraad  ah.   “Address”  =  Ciiwaan     Ciiwaan  ka  dooro  liiska  hoos  ka  soo  baxay.     U  Isticmaal  Cagaarka  =  “New  Address  ”    “Ciiwaanka  Cusub”     Batoonka  ku  daritaanka  ciiwaano  cusub  oo  dheeraad  ah.     “Catalog  Info”  =  Warbixinta  Katlooga     “Account  or  Customer  Number”  =  Lambarka  Macaamilka  ama  Xisaabta,  ee  ku   qoran  katlooga  (catalog)    gadaashiisa    

“Key  or  Source  Code”  =  “Xarafka  ama  Kalmada  Qarsoodiga”    ah,  ee  ku  qoran   katlooga  gadaashiisa   Cagaar  “Submit  Request”  =  Dir  Codsiga     Gareey  “Cancel  Request”  =  Ka  noqo  Codsiga     “Your  request  was  recorded.”  =  Codsigaadii  waa  la  qoray.   “Create  Another  Choice”  =  Sameeyso  Doorasho  Kale